War Deg Deg Ah”Gudoomiye Maxamed Sadiiq Dhamme Oo Xoriyadiisii Dib Uhelay Kana Hadley Xadhiigiisa
July 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii kadib markii uu xidhnaa muddo laba bilood ka badan
Gudoomiyaha ayaa ku soo baxay kadib markii loo iibiyey 6 bilood oo xadhiga ah oo dhawaan lagu xukumay , waxaana uu ka Hadley markii uu soo baxay xadhigiisa