“Farmaajo Waxa Uu Ina Tusay Caqligiisu Halkuu Joogo, Waana Nin Mugdi Ku Jira”.Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
July 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berbereatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Isagoona ku eedeeyay in uu yahay nin mugdi ku jira oo Somaliland tusay caqligiisu halka uu joogo.