berberatoday.com
Nin Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Masaajid Ku Yaalada Dalka Norway Iyo Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Ka Oo Ka Soo Baxaya Weerarkaasi
August 11, 2019 - Written by admin

Oslo(Berberatoday.com)-Booliiska dalka Norway ayaa xidhay nin lala xidhiidhinayo weerarkii Sabtidii lagu qaaday Misaajid ku yaalla magaalada Oslo.

Booliiska ayaa waxay sheegeen in nin hubaysan uu rasaas ku furay misaajidka Al-Noor Islamic Centre, oo ku yaalla duleedka magaalada Oslo.

Goor dambe ayaa waxaa sidoo kale guriga ninka looga shakisan yahay weerarka laga helay meydka haweenay,sida ay booliiska sheegeen.

Haweenaydan oo ay da’deedu tahay 20 jir islamarkana u dhalay dalka Norway sida uu sheegay ku xigeenka booliiska goobta uu falka ka dhacay.

Waxa uu intaa ku daray in ninka ay booliiska xidheen imika sidoo kale uga shakisan yahiin in uu dilay qaar ka mid ah eheladiisa.

“Waxaan uga shakisanahay in uu dil gaystay,qofka dhintay waxay ehel yihiin ninkii aan hory u xirnay ,” ayuu yiri.

Booliiska Norway ayaa waxay sidoo kale sheegeen in ninka weerarka ku qaaday Misaajidka uu kaligii ku ahaa weerarkan.
Agaasimaha Misaajidka la weeraray ayaa u sheegay saxaafadda maxaliga ah in halka qof ee weerarka ku dhaawacmay uu yahay nin 75 jira ah oo ka mid ahaa jamaacada Misaajidka.

“Mid ka mid ah jameecadeena ayaa waxaa toogtay nin caddaan ah oo xiran koofiyaad iyo dariis,” waxaa sidaasi u sheegay wargayska Budstikka Mr Irfan Mushtaq.

Ninka weerarka gaystay ayaa markii uu misaajidka galay waxaa ka awood batay dadkii ku tukanayay misaajidka ka hor inta aysan booliiska soo gaarin goobta,ayuu intaa ku daray Mr Mushtaq.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews