berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Siyaasi Maxamed Muuse Oo Ka Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Bulshada Degan Waqooyiga Gabiley, Dhaliilana Ujeediyay Badhasaabka Gobolka.
August 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Muuse Qowdhan Oo kamida Aqoonyahan Gobolka Gabiley ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ee bulshada ku dhaqan deegaanada waqooyiga Gobolka gabiley oo ay saamaysay duufaantii Sagar kuwaasi oo xaalada ay ku sugan yihiin uu indhiisa kusoo arkay,

Sidoo kale siyaasi Maxamed ayaa badhasaabka gobolka gabiley ku dhaliilay in aanu gudan shaqadii loo soo igamaday ilaa maalintii lasoo magacaabayna aanu dhaafin gudaha gabiley,Kana warqabin waxa ka jira gobolka.

Dhanka kale  Siyaasi Maxamed ayaa dhaliilay xildhibaanada golaha deegaanka gabiley Oo Mudooyinkii  udanbeeyay khilaaf ka dhexeeyay isagoo ku eedeeyay in ay soo babaarugeen wakhti uu dhamaaday xiligii la doortay hadana aan looga baahnay muran iyo isqab qabsi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews