berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Xisbiyada Mucaaridka, Kuna Sifaysay In Aanay La Socon Siyaasada Waxbarashada!
August 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan oo maanta qabtay  shir jaraa’id ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadallo ka soo yeedhay  masuuliyiinta Xisbiyada mucaaridka ah kuwaasi oo eedaymo u soo jeediyey Wasaaradda Waxbarashada.

Afhayeenku wuxuu  sheegay in Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ay samaysay Manhaj caalami ah, kaasi oo ay dejiyeen Aqoonyahanka Somaliland, waxaanu deel-qaaf ku tilmaamay hadallada ka soo yeedhay Xoghayaha Guud ee xisbiga WADDANI iyo Xoghayaha Warfaafinta xisbiga UCID.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews