berberatoday.com
Natiijada Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Laba Madaxweyne Oo La Kala Doortey
August 22, 2019 - Written by admin

Kismaayo(Berberatoday.com)-Waxaa hadda soo idlaatay tirinta codadka doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in doorashada uu ku guuleystay Axmed Maxamed Islaam oo helay codad gaadhayo 56.

Waxaa uu kusoo baxay wareega koowaad ee doorashada.

Axmed Madoobe ayaa isla markiiba loo dhaariyay xilka madaxweynaha cusub ee Jubbaland.

Dhinaca kale  Musharraxiinta mucaaradka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay doorteen madaxweyne cusub. Waxay xilka u dhaariyeen Cabdiraashid Xidig.

Waxay taas imaaneysaa iyadoo Axmed Madoobe mar kale loo doortay xilkaas.

Hannaanka doorashada jubbaland ayaa ahaa mid aad la isugu khilaafay. beesha caalamka waxay dhinacyada ishaya ka dalbadeen in ay ka fogaadan wax kastoo rabsho sababi kara.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews