berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Soo Afjaray Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay!
August 23, 2019 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Khilaafkii Udhexeeyay golaha deegaanka degmada gabiley ayaa lasoo afjaray Kadib markii ay xalintiisa ku guulaysteen Gudida isku xilqaantay  Dhex dhexaadintooda iskugu jiray wasiiro,xildhibaano iyo madaxdhaqameed Gobolka,

Gudida dhexdhexaadinaysay xildhibaano dhawaan la xidhay iyo maamulka dawlada hoose  ayaa warbaahinta si wada jir ah ula hadlay, iyagoo faah faahin ka bixiyay waxa lagu heshiiyay.

Wasiirka Isgaadhsiinta jamhuuriyada Somaliland oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay qodoba lagu soo afjaray.

Sidoo kale waxaa dhamaadka khilaafka golaha ka hadlay qaarkamida xildhibaanadii la xidhay ee golaha iyo maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews