berberatoday.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Bilad Sharaf Gudoonsiiyay Muwaadin Qaranka Guul Siyaasadeed U Horseeday!
August 25, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qabilay muwaadin qaranka Somaliland dadaal iyo jufdi galiyay sidii uu xidhiidh wanaagsan ula yeelan lahaa dalka boqortooyada sucuudi arabiya, door muhiim ahna ku lahaa safarkii xajka ee madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay Iyo ilaa socdaalkii xajka ee sanadkii hore madaxwayne kuxigeenka Somaliland u tagay isla xajka kuwaasi oo dhamaan madaxda boqortooyada sucudiga kala kulmay hab ‘maamuus sareeya.

Munaasibada bilad sharafka lagu gudoonsiiyay muwaadinka qarankiisa waxtaray Al Xaaji Ismaaciil oo dhacday qasriga madaxtooyada somaliland ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxwayne kuxigeenka jsl, Agaasimaha madaxtooyada Somaliland Ex Wasiir cabdilaahi Cukuse iyo xubno kale oo kamida masuuliyiinta qaranka.

Ujeedada bilad sharafta lagu maamuusay muwaadinka iyo waxa uu ku mutaystay ayaa waxaa ka warbixiyay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile Wuxuna Yidhi.

“Billad sharaf iyo hadiyad karaameyn ah ayuu maanta Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Saylici, guddoonsiiyey Sheikh Ismaaciil oo xukuumadda iyo qarankaba hawlo badan kala qabtay dalka Sucudiga”

Talaabadan xukuumada Somaliland ku maamuustay muwaadinkan qarankiisa waxtarka wayn ugalay  ayaa dhiiri galin iyo sharaf unoqonaysa qofkasta oo reer Somaliland ah  iyadoo ay dhanka kale hiigsi iyo himilo utahay qofkasta oo reer somailand ah oo qarankiisa uhorseeda guul in uu ugaadho qaran kamida kuwa beesha caalamka  taasi qofwal oo dadaal galiya jsl uumudan yahay  biladan o kale.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews