berberatoday.com
Wasiiradii Iyo Xildhibaanadii Ugu Badnaa Oo ka Socda Maamulka Putland Oo Badhan Gaadhay Maanta Iyo Ujeedada Socdaalkooda
August 30, 2019 - Written by admin

Badhan(Berberatoday.com)-Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaa maanta gaadhay wafti ka kooban 10 wasiir, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo Puntland ah.

Ujeedka socdaalkooda ayaa la xidhiidha dhisidda golaha deegaanka degmada Badhan, kormeer iyo la kulmidda ciidamada dhawaan kasoo wareeegay Somaliland ee Putland Ku Biiray.

Dhinaca kale waxaa Badhan ku sugan Badhasaabka Somaliland ee Badhan Maxamuud Xaamud Cumar oo dorraad xaflad loogu sameeyey halkaasi.

Puntland ayaa xoogga saaraysa gobolka Sanaag, waxaana hadda bilkasta taga wufuud kala duwan deegamadaas.

Qaar kamid ah Taliyaashii ciidamada, Guddoomiyihii gobolka iyo Saldhiggii Badhan ee Somaliland ayaa sannadkan ku wareegay Puntland.

Somalilandna waxay arrintan ku tilmaantay culeys ka degay, sida uu sheegey Taliyaha ciidamada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani dhawaan shir Jaraaid Hargeysa Ku qabtay.

Mohamed Salah

Mohamed Salh

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews