berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Keenayso Shiidalka Dalka Lagu Isticmaalo Iyo Fariin Ogaysiisa Oo Loo Diray Shirkadaha Shiidaalka Hore Dalka Ukeeni Jiray
September 5, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Sheegtay Inay Keenayso Shidaalka Dalka Laga Bilaabo Bisha Ogtober Kowdeeda’ Sidaasi Waxa Lagu Sheegay Warqad Qoraala Oo Uu Soo Saaray Maareeyaha Hamaha Shidaalka Xassan Axmed Embesy oo lagu socodsiiyay Shirkadaha shiidaalka hore dalka ukeeni jiray oo Xukumadu qoraalka ku socodsiiyay ugu baaqday inay ka soo qeyb galaan kulan arinkaas shiidaalka dalka ay Xukumadu keenayso lagu soo bandhigay,

Xukumada ayaa qoraalkeeda ku sheegtay in shiidaalka ay dalka keento ka iibin doonto shirkadihii hore shiidaalka dalka debediisa uga keeni jiray qiime jaban oo ay ka faaiidayaan laga siin doono si ay shirkaduhuna uga sii iibiyaa kaalmaha iyo goobaha ganacsiga shiidaalka ee hore ugu xidhnaa.

Halkan Hoose Ka Akhri Qoraalka Maareyaha Haamaha shiidalka Berbera Soo saaray uu ku socodsiiyay shirkadaha shiidaalka dalka keena.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews