berberatoday.com
Dhaqdhaqaaqii Shaqo Ee Dekeda Berbera Oo Yaraaday Iyo Xafiisyadii Wakiilada Shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Iyo Shaqaalohoodii Oo Wali Xidhan
September 10, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Maalintii saddexaad waxa taagan shaqadii iyo dhaqdhaqii dekeda magaalada berbera ka dib markii xukuumada somaliland xidhay xafiisyadii wakiilada marakiibta oo ku xaniban yihiin fasaxadihii ganacsatadu ka qaadan jireen xafiisyadaasi ee alaabada kula bixi jireen .
Waxa kale oo xidhan shaqalihii xafiisyada wakiilada marakiibta maalintii saddexaad iyadoo shaqaalahan xidhani ay yihiin shaqaale hoosaad shaqad lagu xidhay wax go.aan qaadasho ah ku lahayn ,

Shaqada Dekeda berbera iyo badeecada dhex taala ayaa u xabin is marin waa u dhexeeya wasaarada ganacsiga iyo wakiilada markiibta oo muddo soo jiitamaysay iyagoo dhinac waliba uu go.aankiisa ku adkaysanayaan
Isfahan Waa la’antani u dhaxaysa labada dhinac ayaa hadii aan si dhakhso ah loo soo afjarin waxa ka dhalan kara
sixir barar iyo maceeshada oo kor u kac samaysa hadii suuqa ay badeecadu ku kala go’do ,
Dhinaca kale ganacsada leh alaabta dekeda berbera dhex taala ayaa iyaguna walaac weyn ka qaba in Alaabtoodu gasho wax loo yaqaan storage oo ah lacago ay qaado shirkada D.P.World marka alaabatu dekeda ku muddo dhaafto

 

Mubarig Nirig

Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews