berberatoday.com
TV-yada Ay Somaliland Amarka Ku Soo Rogtay oo Loogu Baaqay inay Dacweeyaan Wasiirka Warfaafinta
September 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo Xubin ka ah Xarunta madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadamaha Somaliland, ayaa ugu baaqay Masuuliyiinta iyo Tifaftirayaasha TV-yada madaxa-bannaan ee Somaliland ka hawlgalaa inay Dacwad ka dhan ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Muuse Diirye u gudbiyaan Maxkamadda Sare, ka dib markii uu Amar faaf-reeb iyo cabbudhin ah ku soo rogay TV-yada.

Garyaqaan Mubaarik oo maanta Hargeysa ugu warramay Baddacas24TV, ayaa sheegay in go’aanka amma amarka Wasiirku aanu ahayn mid sharci ah, balse uu yahay mid ka hor-imanaya Xeerka Saxaafadda iyo Xeerarka kale ee Dalka, sidaa awgeedna loo baahan yahay inay Racfaan u qaataan Maxkamadda Sare, si ay u buriyaan go’aankaas lagu cabbudhinayo xorriyaddooda, iyaga oo sharciyadda dalka iyo ta caalamiga ah ee Warbaahinta cuskanaya.

Warkaas Garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo Faahfaahsan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews