berberatoday.com
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay!
September 22, 2019 - Written by admin

Berbera(Berbertoday.com)-Alle Ha,unaxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi noociisu yahay noaha oo maanta ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada berbera kaasi oo sobobay dhimashada laba qof iyo laba kale oo dhaawac ah.

Shilkan ayaa waxaa ku geeriyooday wadihii gaadhiga iyo marxuum kale

Taliyaha ciidanka taraafikada Gobolka saaxil iyo badhasaabku xigeenka ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha uu sobobay shilkan gaadhi iyo magacyada labada marxuum ee ku geeriyooday iyo kua dhaawac ahba.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews