berberatoday.com
Daawashada Badan Ee Fillimada Oo La Sheegay Halista Ay Ku Leedahay Nolosha Aadmiga !
October 7, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Deraasad cusub oo Dhawaan la soo saaray ayaa waxa lagu xaqiijiyey in daawashada faraha badan ee Aflaamtu in ay sababto gabawga degdeg ah.

Sidaana waxa lagu baahiyey Daily Mail oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay daawashada Aflaamta cabsida iyo sidoo kale kuwa qosolka ah ayaa saameyn ku yeesha muuqaalka wejiga waxa aanay arrintaasi sababi kartaa in wejigu ururo sidaasina qofka wejigiisa marka la arko la moodo in uu yahay qof gaboobay xataa haddii ay da’diisu yar tahay.

Darasaadan ayaa waxa lagu Sameeyey 2000 oo qof waxaana baadhistaasi lagu xaqiijiyey in Dadka daawada Aflaamta cabsida ah ay 20% yihiin dad weji xidh-xidhan isla markaana wejigoodu urursan yahay.

Dr Harry Seing oo hoggaaminayey khubarada ka qayb qaatay Deraasaddan isla markaana ka tirsan ururka ilaalinta iyo daryeelka wejiyada ee Dalkaasi Sweden magaciisana la yidhaahdo Foreo ayaa waxa uu yidhi, “Haddii qofku caadeysto daawashada Aflaamtaasi muddo Shan sano ah waxa si toos ah 50% wejigiisa uga muuqanaya callaamadaha gabawga sidaasi awgeed ayuu yidhi dhakhtarku waxaanu Dadka u diray farriin ah in la yareysto daawashada Badan ee Aflaamta kala duwan”.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews