berberatoday.com
Wiil Carbeed Oo Qaxoonti Ku Ahaa Turkiga Oo Qudha Isaga Jaray Cunsuriyad Ay Kula Dhaqmeen Macallimiinta Dalkaasi
October 7, 2019 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Wiil u dhashay Dalka Suuriya kana mid ahaa Qaxoontiga Dalka Suuriya ee ku sugan Dalkaasi Turkiga ayaa qudha iska jaray.

Saxaafada Dalkaasi Turkiga ayaa waxa lagu baahiyey in wiilkaasi yar uu ku noolaa Magaalada Kocaeli ee Dalkaasi, wiilkan ayaa sababta uu isku deldelay tahay inuu jidh diiday hab dhaqanka uu kala kulmay macalimiintiisa.

Wiilkan ayaa la sheegay in uu ardayda iyo macalimiintiisaba uu kala kulmay cunsuriyad sidaasi awgeedna uu isku deldelay.

Haddaba, waxa kale oo ay wararku intaasi ku dareen in maalinta uu wiilkaasi is deldelay uu ka cadhooday Macalinkiisa oo si Xun ula dhaqmay, waxaana meydka wiilkaasi laga helay goob u dhaw xabbaalo ku yaalla Magaaladaasi waxa aanay dadkii ku kulmay isla markiiba war galiyeen ciidammada bileyska kuwaasoo si dhakhso ah usoo gaadhay goobtii.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews