berberatoday.com
“Madaxwaynaha La Yidhi Ninkaa Caare Noo Cafi Ee Diiday, Waxaanu Leenahay Ma Xukumi Kartid Wadanka, Odoyaasha Aqbalayna..”Xildhibaanada Ceerigaabo.
October 8, 2019 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Qaarkamid Xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Ceerigaabo ayaa ka hadlay heshiiskii shalay dhexmaray ergadii ka socotay Col Caare ee madaxdhaqameedka ahayd iyo madaxwaynaha Somaliland

Xildhibaankan ayaa sheegay in aanu sax ahayd heshiiskaasi waxna aanay ka suurtoobin halkaasi isagoo xusay diidmada  madaxwaynuhuna ee codsigii madaxdhaqameedka Gar xajiska ka dalbadeen.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku baaqay in caare uu deegaankan kala tago  rabshada haduu  dagaalamayana uu burco iyo hargaysa tago balse aanu tabca iyo dhalinyaro uu ururtasado waxba aanay soo wadin,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews