berberatoday.com
Maxaad Ka Ogtahay Siduu Kuyimi Mashruuca Inclusity Ee 7.5$ Milyan Ah Ee Lagu Horumarinayo Magaalada Berbera
October 9, 2019 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Mashruuca Inclusity baadi-goobkiisu wuxu socday muddo laba sano ah, tiraba saddex jeer ayuu maayarka Berbera u tagay xarunta midawyga yurub ee Brussels dhiraan dhirintiisa darteed.

Mashruucani wuxu ka socda oo laga fuliyay lix magaalo xeebeed oo ku yaala qaarada afrika mid kastana magac iyo activities gaar ah ayuu leeyahay.

mashruuca Inclusity waxa la daah furi doonaa bilaha soo socda oo ay si rasmi ah ay u saxeexi doontaa dawlada somaliland iyo midawga Yurub iyadoo ay fulin doonto haayada UN-habitat.

NB. Mashruuca Muqdisho magaciisu waa Eng. Yarisaw waxaana fulinaya Baanka Adduunka kaliya waxaan ka simanahay Maalgelinta EU-da.

Mashaariicda horumarinta iyo maalgelinaha caalamiga ahi kuma yimaadaan hadyad ahaan iyo hawl yari se waxay ku yimaadaan halgan iyo hayaan ay hadba cida hogaanka haysaa geliso.

War Cad.

Agaasimaha Waaxda Qoreynta Dawlada Hoose Ee Berbera

Jimcaale Cabdillahi Jaamac(Jimcaale Cawke)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews