berberatoday.com
Suldaan Kasoo Beesha Bariga Burco Oo Ku Baaqay Dagaal, Kana Soo Horjeestay Qorshaha Nabadaynta Ceel-Afwayne!
October 12, 2019 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo kamid ah Madax-dhaqameedka Beesha Muuse Abokor Ee (Habarjeclo) gaar ahaan beesha Biciide ee Deegaanka Ceel Afwayne Ee gobolka sanaag, ayaa Cod sir ah oo laga helay  ku shaaciyay in aan loo dhamayn nabadaynta Deegaanka Ceel afwayn oo mudo dagaal ku dhexmarayay Beelaha walaalaha ee wada dega Deegaanadan,

Suldaan  ayaa shaaciyay in ay beeshiisu Qaateen dagaal kana soo horjeedaan qorshaha nabadaynta oo u sheegay in ay cid gaar ahi ku shaqaysanayso isagoo canbaareeyay xadhiga dadkii loo xidh xidhay Colaada Ceel afwayne.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews