berberatoday.com
Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cilmi Aadn(Ilkacase)Oo Ka Qeyb Galay Caleema Saarka Madaxweynaha Jubaland Safka Horena Soo Fadhiistay
October 12, 2019 - Written by Berbera Today

Kismanyo(Berberatoday.com)-Agaasimihii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland, Maxamed Aadan Ilkacase ayaa ka soo dhex muuqdah caleema-saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa horey u sheegay in ay wafti u dirayaan Caleema saarka Axmed Madoobe.

Mudane Ilkacase ayaa ka tirsan Xisbiga Kulmiye isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadii Axmed Siilanyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi.

Waxaanu dhexda ugu jiraa Labadda Madaxwayne ku xigeen Ee Maamulkaasi isaga oo si kalsooni ka muuqato safka hore usoo fadhiistay,

 

 

Berberatoday.com

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews