berberatoday.com
“Maxamuud Xaashi Noloshiisa Intii Uu Siyaasiga Ahaa Hal Jaanis Buu Helay Kaasina Kii Siilaanyo Ayuu Ahaa,, Waxaanu Si Shakhsi Ah Ucunay In Ka Badan Labaatan Mashruuc Oo Lagu Caawiyay Dalkaa Yar Een La Aqoonsan”Khadar Cabdi Cali
October 18, 2019 - Written by Berbera Today

Waxaan arkayay dhalinyaro ku taageeraysa baraha bulshada siyaasi maxamuud xaashi oo waliba taageero maaha ee leh waa madaxwaynaha 6 aad.

Maxamuud xaashi noloshiisa intii uu siyaasiga ahaa hal jaanis buu helay kaasina kii siilaanyo ayuu ahaa,, waxaanu si shakhsi ah u cunay in ka badan labaatan mashruuc oo lagu caa wiyay dalkaa yar ee aan la aqoon sanayn

Mashruucii xunba wayne tusaale ahaan mashruucii madaarka hargaisa tusaale ahaan mashruucii madaarka berbera.

Waana ninkii tukaan uu leeyahay ka dhigtay baarkinka madaarka hargaisa lacagta ka soo baxdana isagu qaadan jiray xaaraan maqdacana way ahayd. Muuse biixi baa kariday waanu ku mahad san yahay muuse

Hadaba qoladdaa tirada yar ee maxamuud kaa taageerta anigu odhan maayo waa inta ay isku reer ka yihiine.

Lkn qoladaa taageerta warbal ninkaaa soo hubsada oo cadiifad iyo buuq hanala hor imanina,

 

 

 

Khadar Cabdi Cali
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews