berberatoday.com
Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Militariga Dowladda Xamar Oo Muqdisho Lagu Dilay !
October 19, 2019 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Warar Kasoo baxaya is rasaaseyn caawa ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood2 ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lagu dilay mid ka mid ah Taliyayaasha hoggaanka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Sarkaalkan la dilay oo lagu magacaabi jiray Madaxay Saleebaan ayaa lagu waramayaa in gaadhi uu la socday ay rasaas ku fureen Ilaalo ku sugneyd hotelka Naasahablood2, waxaana is rasaaseyn kooban oo goobta ka dhacday ku dhintay taliyaha iyo mid ka mid ah  ilaaladii la soctay.

Sarkaalka la dilay ayaa siyaabo kala duwan ula soo shaqeeyay dowladdihii iyo madaxdii xukunka isaga danbeysay, waxaana uu ka mid ahaa dhalinyaradii wax ka soo baratay dalka dibadiisa.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay laamaha Amaanka ka soo saareen dilka taliyaha oo sidoo kale hoggaaminayay howlgalkii ciidamada dowladda ay ku qabsadeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews