berberatoday.com
Halkuu Ka Taagnaa Maraxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal In Tolkii Hantida Qaranka Qaataan Ama La Siiyo”Akhriso Qiso Layaable Oo Arintaas La Xidhiidha
October 29, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warqadani Waxa Qoray Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Isaga aoo Haayadaha Sharciga Ku Amraya In Inaadeerkii Weli Daa.uud Cigaal Laga Joojiyo Lagana Cancelo Guri Dawladeed Oo Lasiiyay Uu Ka Iibiyay Ganacsade Ahmed Daahir Baxsane Isaga Oo Ku Sababaynaya Marxuum Cigaal In Magciisa Madaxweynenimo Uu Ku Helay Gurigaas Dawlada Inaadeerkii Oo Lagaga Habraday Hase Yeeshee Uu Isagu Ogaaday Sidoo Kale May Jirin Cid Ku Haysatay Weli Gurigaas Sife Sharcina Waa Lagu Siiyay Amarkii Madaxweyne Cigaalna Waa Lagaga Qaaday Gurigii Looguna Celiyay Dawlada.

Waxa Kaloo Uu Marxuum Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Uu Wasiir Maxamed Siciid Gees Oo Wasaarada Maaliyada Wasiir Ka Ahaa Xiligaa Ku Amray Inuu Shaqada Ka Eryo Weli Daa.uud Cigaal Oo Shaqaalaha Wasaradaas Katirsanaa Sida Uu Gees Ku Qoray Buugiisa Dharaaro Xasuustood

Labada Marxuumba Waa Geeriyooday Allah Unaxariisato.
Weli Daa.uud Cigaal Laba Sano Ka Hor Ayuu Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Duleedka Tuulada Haleeya.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews