berberatoday.com
Allah Ha Unaxariisto Ilma Xasan Cali Yare Hooyadood Marxuumad Aamin Faarax Ismaaciil Oo Hargeysa Ku Geeriyootay
November 27, 2019 - Written by Berbera Today

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuumad Aamina Faarax Ismaaciil Oo Aheyd Ilama Xasan Cali Yare Hooyadood Oo Hargeysa Ku Geeriyootay.
Geeridan Waxa Qoyska Reer Xasan Cali Yare Ka Tacsiyaynaya
Qoyska Reer Maxamed Carab.Qoyska Reer Liibaan Yare. Qoyska Reer Axmed Boodhle. Qoyska.Reer Siciid Cige.Qoyska Reer Cali Hayste. Qoyska Reer Curaagte. Qoyska Reer Jaamac Xaaji Cilmi.Qoyska Reer Xaaji Cali Axmed Iyo Qoyska Reer Cabdi Musbaar.Dhamaan Qoysaskani Waxay Ay Tacsi Udirayaan Dhamaan Qoyska Reer Xasan Cali Yare Oo Oo Hooyadood Marxuumad Aamina Faarax Ismaaciil Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa Maanta Laguna Aasay Xabaalaha Baqiic Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa
Anigo Ah Mohamed Abdillahi Farah(Soofadhiiste)Iyo Axmed Siciid Cige Waxa Aanu Tacsi Tiiriinyo Leh Udiraynaa Qoyska Reer Xasan cali Yare Tacsi Kaloo taa lamida waxa aanu Udiraynaa Ex Mayer Cabdalle Maxamed Carab Oo Marxuumadu Sodohdii Aheyd Iyo Xaaskiisa Xaliimo Xasan Calin Yare 

Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuumad Aamin Faarax Ismaaciil Janatul Fardawsana Ha Geeyo Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Dhamaan Ehel. Awlaad Iyo Qaraababa. Aamin Aamin Aaamin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews