Muxuu Daarnaa Kormeerkii Madaxwayne Biixi Galabta Ku Gaalaa Bixiyay Duleedka Caasimadu?
December 4, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Galabta Kormeer Tamashlayn ah Ku Tagay Qaybo kamid ah Degmada Axmed Dhagax Ee Caasimada Hargaysa isagoo Lagu Arkay Xaafada Masalaha Ee koonfurta Hargaysa Iyo deegaanka ka baxsan magaalada,