berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Taliyaha Guud Ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Xiirane Oo Ka Hadlay 22 Doonyood Oo Lagu Soo Qabtay Kaluumaysi Sharcidaro Ah
December 6, 2019 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamadda ilaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa hawl-galo kala duwan oo ay ka fuliyeen xeebaha dhinac barri ee gobolka Saaxil ayaa waxa ku soo qabeen ilaa 22 doonyood oo si sharci-darro ah uga Kalluumaysanayay xeebaha barri ee gobolka Saaxil iyo ku dhawaad ilaa 80 qof la socday doonyahaas oo u dhashay dalka Yemen.

Doonyahan ayaa markii ciidamadda ilaaladdu soo qabteen, waxay keeneen xarunta ciidanka ilaaladda xeebaha ee magaaladda Berbera.

Taliyaha Ciidanka Guud ee ciidamadda ilaaladda Xeebaha Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Faarax Xiiranne ayaa ka warbixiyey hawl-galkan iyo sidda lagu soo qabtay doonyahan ka kalluumaysanayay xeebaha Somaliland.

Taliyaha oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan u kuurgalayay tababar u socday ciidamaddii shaqo-qaran iyo ciidankii horre. Dabadeedna waxaan go’aan ku gaadhay in aan kormeer ugu baxo barriga, waxaannu la kulanay doonyo badan oo ah kuwa macdanta ah oo doonyaha waannu soo kaxaynay 2:00 habeennimmo oo C.I.D-da waannu la ballansannahay.”Ayuu yidhi Taliye Xiiranne

Sidoo kale, Taliye Xiiranne wuxuu sheegay in uu muuqdo khalad waynni “Khalad badan baa ii muuqdda oo sharciga ayaannu marin doonna, khaladka waxa weeye in sharciga lagu toosiyo, annigu noqon maynno niman fadhiid ah, waa laga safayn doonna nimanka bartay badda oo ololahaasi wuu socon doonnaa.”

Dhinaca kale, Taliye Xiiranne wuxuu sheegay in qorshaha sannadka cusub yahay siddii loo safayn lahaa badda Jamhuuriyadda Somaliland”Waxaannu jecelnahay in aannu badda sannadka cusub ka dhignno mid safeexa oo aanay wax dambi ka dhicin oo doonyahan aannu qabanay waa 22 doonyood oo sharciga ayaannu waafajin doonnaa.” 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews