berberatoday.com
Guddoomiye Xinif Oo Ka Hadlay Loolanka Xisbiga KULMIYE
December 6, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay,ada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somaliland kana tirsan Gudida fulinta Xisbiga Kulmiye Cabdikariim Maxamed Xinif, ayaa sheegay in lagu tartamayo jagadda gudoomiyennimo ee xisbiga Kulmiye. Islamarkaanna la yarayn doonno dadka ku tartamaya jagga si aannu xisbigu xaalad adag u galin.

Gudoomiye Xinif wuxuu siddan ku sheegay warraysi uu siiyey Agaasimaha Telefishanka Horyaal Tv Maxamed Cismaan Mire Sayid.

Gudoomiyaha oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waa lagu tartamayaa Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye horana waa loogu tartami jiray Shirwaynaha,Xisbiguna Hogaan ayuu leeyahay Wakhtigiisuna waa Shansanadood Shirwaynahan ayuuna kaga eegyahay waxaana aanu isku dayaynaa in aanu koobnocida tartamaysa si uu khilaafku u yaraado

Sannadood Guddoomiye namuu hor fadhiyin”.Sidaa ayuu yidhi Xinif

Hadalka Gudoomiyaha Barakacayaasha ayaa ku soo beegmay xilli wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi caddeeyey mawqifkiisa murashaxnimadda xisbigga Kulmiye.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews