berberatoday.com
“Xisbiyadu Waxay Noqdeen Nafaqadda Lagu Waraabiyo Qabyaallada” Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
December 6, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xisbiyada siyaasaddu ka baydheen ujeeddadii loo sameeyey ee ku salaysnayd in nidaamka Beelaha iyo qabyaaladda lagu beddelo hannaan dimuqraaddi ah oo dadweynuhu madaxdooda u doortaan.

Xildhibaanka oo hadal ka jeediyey shir lagaga hadlayey nidaamka Maamul ee Xisbiyada Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in Xisbiyada siyaasaddu isu beddleen kuwo dhiirri-geliya Qabyaaladda, taasina ay fashilaad ku tahay hannaankii dimuqraadiyada ahaa ee Somaliland.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews