berberatoday.com
Garoowe: Puntland Oo Shaacisay Waqtiga Dil Lagu Fulin Doonno Dhallinyaraddii Kufsatay Caa’isha
January 13, 2020 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Xeer-ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa  shaaciyay  waqtiga la fulin doono xukunka dilka ah ee maxkamaddaha Puntland ku xukumeen saddexdii nin ee kufsaday islamarkaana dilay Caasho Ilyaas Aadan.
Xeer-ilaaliyaha guud ayaa sheegay in xukunka la fulin doono 11-ka bisha labaad ee sannadkaan marka ay saacaddu tahay 8:00 subaxnimo, goobta laga fulin doonana ay tahay Bosaaso.
Xukumanayaasha ayaa laga wareejiyay xabsiga dhexe Garowe, sababo lagu sheegay in aan xabsigaas loo ogolayn in lagu hayo dad ku xukuman dil toogasho ah, isagoo xabsigaas ay taageerto hay’adda UNODC.

Qoyska Caa’isha Ilyaas, ayaa xeer ilaalinta u gudbiyay codsi ku saabsan in loo qisaaso raggii gabadhooda dilay. 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews