berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Xoriyadiisii Dib Uhelay Xabsigana Laga Soo Daayay
January 13, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghaiyihii Arimaha Gudaha Xisbiga UCId Maxamud Cali Saleebaan Ramaax oo 20 kii Maalmood ee Udanbeeyay Xabsiga Hargeysa ugu xidhna Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta Dib uhelay Xoriyadiisii.

Siidaynta Siyaasi Ramaax Cali Hayste ayaa la sheegay inay tahay Damaanad uu Madaxweyne Muuse Biixi ogolaaday kadib markii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe uu sheegay inaan Muranka siyaasiga ah ee Xisbiyadu dhamaanayn ilaa Ramaax Cali Hayste laga sii daayo Xabsiga.

Waxa Xusid Mudan in Siyaasi Ramaax Cali Hayste uu xadhigiisu ka bilaamay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamaed Faarax oo Isla maalintii sadexaadba Dacwad ka noqosho qoray saamaxanay Hase yeeshee waxa isla markiiba dacwad labaad oon badheedh ahayn oo camaalaqa ka gudbiyay Madaxweyne Muuse Biixi oo daaha dabadiisa dacwada ka hagayay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews