berberatoday.com
Maxay Iska Shabahaan Mayor Cabdishakur Cidinka Berbera Iyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğanka Turkiga”Qore , Abdirahman Mahmoud (Abdi ingriis
January 22, 2020 - Written by Berbera Today

Maxay iska shabahaan Mayor cidinka Berbera iyo Erdoganka madaxweynaha ka ah Turkey 1994-1998 ayuu Erdogan ka noday Istanbul Mayor hadaba intaa ka hor siday ahayd Istanbul. sidee ayuuna wax uga qabtay Waxay ahayd magaalo meelkasta khashin buuxo , wadooyinku xunyihiin , waxbarashadu liidato dadkeeduna baahanyihiin oo meelkasta caruur iyo tuug loo mariwaayey cid u dalxiis tagta daayo dadkeeda ayaa ka haajiri jiray, Maxaa isbedaley markuu qabsaday magalada 1-Waxa uu wax ka qabtay biyo xumaantii ka jirtay magalada 2-Wadooyinka dadka iyo gadiidku maro oo xanibnaa oo uu dib u habayn iyo balaadhin ku sameeyey 3-Xarumaha waxbarashada oo uu kor u qaaday 4-bilicda magalada oo uu hagaajiyeu , … Mantana ah magalada ugu dalxiiska badan aduunka uguna airportka wayn. Mayor Cabdishakuur Maxamud Xasan (Cidin) Eryagii reer Berbera odhan jireen ee ahaa Berberaay xaqaga la qari ayuu u bedelay iftiinba Berbera ka baxaya ! isbedelka uu magalada ka sameeyey waa mid 6da milyan ee reer Somaliland oo dhami wada mahadiyeen tabatayna oo manta debada iyo gudaba ah masuulka loogu hadal haynta badanyahay lana mahadiyey isbadalka baxada leh ee dhankastaba ah ee uu ka sameeyey magalada Berbera haday tahay ! 1-Dhismaha wadooyinka casriga ah 2- kor u qaadida waxbarashada 3-kor u qaadida caafimaadka 4- beerida iyo dhiraynta bilicda magalada anoo halkan kusoo kobi Karin waxa uu maglada ka qabtay Mayor Cabdishakur oo Somaliland iyo aduunkuba markhaati ka yohiin isbadelka uu ku sameeyey magalada ee dhankastaba ah oo sababtay in u dhisanto Berberi dhankastaba sida xarumaha ganscsiga ee Hotelada iyo goobaha dalxiiska . Bal aan dib idinku celiyo siday ahayd Berbera shalay . Waxay ahayd magalada kaliya ee aan dhismin intii somaliland dib ula soo laabatay madaxbanaanideeda iskadaa inuu qofku hantidiisa galiyee xataa kuwa ka shaqeeya ay caruurtooda iyo reerahooda kala yacaan tusaale waxa kugu filan malintii iskaraabka shamiitada la iibiyey ee reer Berbera mudaharaadeen Markii ruug cadaagii BBCda u shaqaynayey ee Axmed Siciid Cige waraystay sedexdii masuul ee magalada maamulayey midkasta waxa uu wariyaha u sheegay inuu Hargaysa jooga oo uu la joogo reerkiisi oo halkaa degen ,La soco qaybta danbe ….

 

Qore , Abdirahman Mahmoud (Abdi ingriis

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews