berberatoday.com
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Somaliland Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Tayland.
January 28, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahin Jaamac (Baqdaadi) ayaa qaabilay wafti ka socda dalka Tayland.

Waftigan ka socda Tayland ee uu la kulmay Guddoomiyaha Banka dhexe ee Somaliland waxa ay ka socdeen mid kamida Baananka Islaamiga ah ee dalka Tayland sidoo kalena waxa waftigaasi ka mid ahaa Khubaro aqoon durugsan u leh dhinacyada Maaliyadda, Beeraha, Biyaha, Macdanta iyo Kaabayaasha dhaqaalaha.

Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahin Jaamac (Baqdaadi) ayaa sheegay in u jeedada ay waftigani Somaliland u yimaadeen ay tahay in ay ka furan Baan Islaami ah isla markaana uu ka Baan ahaan u u socdo wada xaajood ku saabsan arintaasi.

Iid Cali Salaan oo ah Guddoomiyaha Xarunta Ilays Development iyo Guddoomiyaha Jaamacadaha Golis Pro. Siciid Axmed Xasan ayaa sheegay in u jeedada waftigani u socdaan ay tahay mid kor u qaadaysa dhaqaalaha  iyo shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland.

Gebogebadiina Mr. Peter oo u hadlay waftigaasi ayaa sheegay in uu Somaliland ku bogaadinaayo horumarka dhaqaale ee ay ka samaysay dhinacayadda Dhaqaalaha Beeraha, Biyaha iyo Kaabayaasha kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews