berberatoday.com
Guri Ku Gubtay Magaalada Gabiley Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac.
February 11, 2020 - Written by Berbera Today

Gabiley(Berberatoday.com)-Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa maanta canbaaro duhurkii ka kacay dab kaasi oo sobobay dhimashada ilmayar iyo dhaawaca mid kale.

Sidoo kale gurigan oo ahaa guri jiingad ah kaasi ay ku shufbeeleen hanti.

Dhanka kale ciidamada dab damiska gabiley ayaa soo gaadhay iyagoo kasoo sabato bixiyay labada caruurta ah oo midka mid ah goor dhawayd ku geeriyooday cisbitaalka magaalada gabiley oo xaaladooda lagu dabiibayay.

Halkan kaga bogo Warkan oo faah faahsan.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews