berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo “Walaalkay Siciid DENI, Dhowr Jeer Ayaan Ku Idhi Hana Dul Marin”
February 12, 2020 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Waraysi Xiiso badan siiyey Telefishinka Universal ayaa uga hadlay Arimo kala duwan oo la Xidhiidha Xaalada Dalka iyo Khilaafka kala dhexeeya Maamulada.

Waraysiga oo dhowaan la baahin doono, Islamarkaana uu soo baxay Hordhiciisu ayaa Madaxwayne Farmaajo Wuxuu ku sheegay inuu Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi deni Dhowr jeer Casuumay, Islamarkaana uu ka codsaday inuu yimaado Muqdisho, oo aanu diyaarad ku dul marin.

“Walaalkay Siciid DENI Madaxwaynaha Puntland, Dhowr jeer ayaan Casuumay oo aan idhi Walaaloow hana Dulmarin, ee Bal mar nagu soo deg oo aan Wada fadhiisano”. Ayuu yidhi Madaxwayne Farmaajo.

Arimaha Amniga ayaa wax laga waydiiyey Madaxwaynaha, Wuxuuna sheegay inay Muddo kooban doonayaan inay kusoo Afjaraan Cadowga dadka Soomaaliyeed dhibaatada ku haya,

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews