berberatoday.com
“Dhibaato Kasta Oo Ay Na Gaarsiiyaan Mid Ka Weyn Ayay La Kulmayaan..”Madaxweyne Erdogan
February 13, 2020 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka digay in ciidammada Suuriya ay dhibaato weyn la kulmi doonaan waa haddii ay weerar ku qaadaan ciidammada Turkiga ee ku sugan waqooy galbeed Suuriya.

Xilli Erdogan uu ka hadlayay magaalada Ankara wuxuu sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Idlib isla markaasna ay cashir u dhigeen ciidammada Suuriya.

“Inta ay soo weerarayaan ciidammadeena, waxay la kulmi doonaan dhibaato ka weyn taas” ayuu yidhi  Erdogan.

Ciidammada Turkiga ayaa duqeymo dhowr ah ka fuliyay Suuriya balse madaxweyne Erdogan wuxuu sheegay inay sii wadi doonaan howlgalka ay ciidammadiisa ka wadaan Idlib.

“Jawaabtii ugu muhiimsaneyd ee ayaa siinay dhinaca Suuriya, gaar ahaan, waxaan ka fulinay gobolka Idlib, waxaan siinay waxyaabihii ay naga doonayeen balse kuma filno tallaabadaas, waana sii wadi doonaa” ayuu yidhi madaxweyne Erdogan.

Waxay arrintani imaaneysaa xilli Isniintii 5 kamid ah ciidammada Turkiga lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Idlib xilli ay ciidammada Suuriya ay howlgallo ka wadaan halkaas.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews