Boqor Cismaan Buurmadow Oo Taageeray Raali-gelintii Farmaajo Ka Bixiyay Xasuuqii Dawladii Maxamed Siyaad Bare Ka Gaysatay Somaliland
February 14, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow) oo ka mid ah Madax-dhaaqameedka Somaliland, ayaa waxaa si weyn u taageeray raali-gelintii iyo cudur daarkii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ka bixiyey Xasuuqii shacabka Somaliland ay u gaysatay dawladdii kaligii Taliska ee Maxamed Siyaad Barre.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka