berberatoday.com
Cunista Badan Ee Hilibka Xoolaha Oo Caafimaad Ahaan Laga Dayriyay Iyo Xanuuno Laga Qaado La Shaaciyay
February 14, 2020 - Written by Berbera Today

Cunista hilibka badan waa laga deyriyey culuunta cafimaadka waxay isku raaceen cunista hilibka xoolaha in uu qofka u keeni karaan cafimaad daro oo ay ka mid yihin Wadna xanuun,jeex qalal (stroke),sonkorow(diabetes ) , cholesterol iyo cancer.

Haddaba haddii aan nahay soomaali, hilibka xoolaha waxaan u cunnaah si xaddhaaf ah annagoo ka dhiggano quraac,qado iyo casho xili kasta,

Waxaa habboon in aan iska yareeno cunista hilibka xoolaha innagoo ku baddalaneyno cunista Kaluunka/Maleyga, diggaaga/doorada iyo qudaarta laga sameeyo suqaarka iyo wixii la mid ah si aan u helno cafimaad taam ah.

Sidoo kale bariyahan goobaha cafimaadka ee Soomaaliya waxaa lagu arkaa ama ku soo badanaya dadka qaba xanuunka cancerka iyadoo loo sababeynaya cunooyinka iyo dawooyinka dhacay ee dalka la keeno.

 

Waxa Qoray Dr Cadceed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews