berberatoday.com
Wakaalada Dekedaha Somaliland Oo Doon Pilot Boat Casri Ah Oo Ugaara Captainada Dekeda Maraakibta Kusoo Xidha Soo Iibsatay+Daawo Sawirada
February 14, 2020 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wakaalada Dekedaha Somaliland ayaa doon Ugaara usoo iibisay Captainada ama Pilot-yada Maraakiibta Kusoo xidha dekeda Berbera doontan oo ah nooca loo yaqaano Pilot Boat ayaa ah mid casriya oo dalka Irland lagu sameeyay.

Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi oo sugan magaalada Cruuk ee xeebta kutaalada Dalka Irland ayaa sheegay in halkaas uu ujoogo tijaabo lagu samaynayo doontaasi pilot boat-ka ah

Maareye Siciid Xasan Cabdillahi waxa uu si qota dheer ufaahfaahiyay doonta captainada maraakiibta soo xidha ee Dekeda Berbera ugaarka ah uu sheegay in baahi weyn loo qabay wax badana katari doonto hawlaha soo xidhida Maraakiibta iyo furidoodaba.

Waxa kaloo uu Maareyaha Haayada Dekedaha Somaliland uu ugu busheereeyay Pilot-yada ama captainada Maraakiibta kusoo xidha Dekeda Berbera inay ka raysan doonaan laashkii yaraa ee ay maraakiibta bada fog taagan ugu tagi jireen doon casiya oo raaxadeeda wadata oo qalabaysana ay hada wixii ka danbeeyay ku safri doonaan kuna shaqayn doonaan.

Wakaalada Dekedaha Somaliland ayaa sanadadii udanbeeyay ku talaabsanaysay horumar dhinaca qalabka iyo shaqaalaha ah waxaanay soo iibsatay laba Tug boat Casriya oo maraakiibta Dekeda Berbera kusoo xidha oo mid kamidi hada shaqeeyo halka kii kalena hada uun la soo iibiyay oo safar xaga bada ah uu kusoo jiro dhawaana la filayo inuu dekeda Berbera soo gaadho

 sidoo kale waxa Wakaalada dekeduhu Toobabar siisay shaqaalaha Wakaaladaasi ee Faraca bada Berbera waxaana loo toobabaray xirfado awal hore dad koobani aqoontooda lahaayeen hadase la balaadhiyay oo ah soo xidhida maraakiibta iyo ku shaqaynta taagaga casriga ah oo dhalinyaro aqoonyahana oo Jaamacadaha kasoo baxay loo toobabaray hadana ay ku shaqeeyaan

Waana Markii ugu horeysay intii Somaliland jirtay ee ay Dekeda Berbera horumar baaxadaa leh kutalaabsato Waxaana horumarkaas ku suntan Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews