Xukumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Sheegay In La Diwaan Gelinayo Dadka Qaxoontiga Ah
February 14, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah u bilowday diwaan gelinta dadka qaxootiga ah eek u sugan Somaliland.
Guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Muxumed Xinif ayaa waxaa uu ka warbixiyay arintan lagu diwaan gelinayo qaxootiga soo galootiga ah ee ku Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
https://youtu.be/kbmtj8a5OlM
Berberatoday.com