Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Sheegay Inay Sharciga La Tiigsanayaan Cuqaal Damiintay Dad Aan Somaliland Udhalan Oo Qaatay Kaadhka Aqoonsiga Somaliland
February 15, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Kaahin, wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsanayaan Cuqaal Damiintay dad aan Somaliland u dhalan si ay u qaataan Kaadhka Aqoonsiga Somaliland.
Wasiir Kaahin, ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan Liiska Cuqaashaasi.