8 Qof Oo Ku Dhintay Dhul-Gariir Ka Dhacay Dalka Turkiga
February 23, 2020 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com)-Ugu Yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyooday, 5 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van.
Dhul-gariirkan ayaa ka dhacay Axadda Maanta, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha gudaha ee Turkiga, Dhul-gariirkan oo Cabbirkiisa lagu sheegay 5.7 Higtar ayaa ka dhacay Gobolka Van ee Turkiga, kaasi oo saaran xuduudka IRAN.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka