berberatoday.com
Gudoomiye Duur Waa Khaayin Xisbiga Waddani Basaasa Aniga Iyo Adiguba Waynu Ogatahay Waa Inaad Xisbiga Ka Saartaa Hadii Kale Kalsoonida Taageerayaashu Way Lumaysaa”Dr Mohamed Hassan Yasin
March 1, 2020 - Written by Berbera Today

Salaam Asxaabtayda.

Salaam Asxaabtayda.

XISBIGA WADDANI, SIDA UCID, WAA IN UU DEGDEG U ERYAA BASAASIINTA.
—–

Waxa aan fariin furan halkan uga dirayaa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Abdirahman M. Abdillahi.

DUUR IYO XAALKIISA.
—-

Guddoomiye, haddii aan doonayo in aan kula wadaago arin DUUR ku saabsan, waxa jirta siyaabo farabadan oo aan kuu la wadaagi kari lahaa oo ka duwan sidan.

Laakiin qoraalkaygani waa mid ula kac ah ama badheedh iga ah, oo aan doonayo in Dadka reer Somaliland ay fahmaan in aanu ognahay in uu DUUR yahay Khaa’in iyo Basaas ku dhex jira Xisbiga Waddani.

Guddoomiye, maadaama aynu ka waynahay oo aynu ka waayo aragsanahay DUUR, Aniga iyo Adiguba wax badan baynu hore ula talinay, Ilaahay se kuma anfacin.

Hore ayaa Xikmad Soomaaliyeed u tidhi,
“HADDII FOOLI TIMAADO,
GUDO QARSIINI DHAMAATAY.”
markaa maanta waan u cadaynayaa Taageerayaasha in xaalka DUUR la ogyahay.

Guddoomiye, marka aan wixii hore ee xumaan ahaa ee aynu ku wadnay aan ka soo tago, waxa aan ku xusuusinayaa dhibkii iyo dibindaabyadii uu DUUR, Xisbiga Waddani ku hayay ilaa iyo Doorashadii 2017.

Guddoomiye, DUUR, muu qarsan in uu Muse, Kulmiye iyo Ina Aw Siciid u shaqaynayay.

Waxa aad ogtahay in Codadkii Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil, in uu u xaday ama u musuq maasuqay Kulmiye, Xisbiga oo ku aaminay in uu u ilaaliyo codadkiisa.

Adiga iyo Madaxda Xisbiga Waddani waad ogtihiin in aanu DUUR, Xisbiga Waddani daacad u ahayn, oo uu lugooyo ku hayo.

Guddoomiye, Dad badan baan runta sida aan u cadeeyo ama aan kuugu sheego, kuugu sheegi karayn, waana aad ogtahay wixii talo ah, in aanan kaala bakhaylin.

Qofka go’aanka kama danbaysta ah iska leh waa Adiga Guddoomiye.

Guddoomiye, DUUR, uma qalmo in uu Xisbiga ka sii mid ahaado, Inagoo ilaalinayna karaamada Taageerayaasha Xisbiga.

Waxa igu khasbay in aan maanta DUUR, debdda soo dhigo, waxa weeye, ma rabo in DUUR, uu adiga iyo Xisbiga ku sii ahaado far dheeraatay, oo aynu hoosta ku haysano, Dadka kalena aynu farta ku fiiqno.

Anigu waan ogahay, Adna waad ogtahay, Khaa’in waa Khaa’in haba ku xigee, weli ka ku xigga ayaa ugu daran.

Guddoomiye, hore ayaa loo yidhi,
” DIBIGA GAWRAC, WAYSHU HA KU QUUS QAADATEE” Yarkan waa in la eryaa.

Sida Gud. Faysal u eryay Ramaax iyo Jiir. Waa in DUUR, la raaciyaa kuwaa.
Adiga iyo Xisbigana sharaf bay idiin noqonaysaa.
Wan Hambalyaynaa Gud.Faysal.

Haddii DUUR, ku sii jiro Waddani,
Xisbigu waxa uu lumin doonaa kalsoonida Taageerayaasha u daacadda ah, oo aan Anigu ugu horeeyo.

Aniga iyo Taageerayaashaadu, waxa aanu kaa sugaynaa in aad deg deg u erido Khaa’inkan inta badan loo samrayay, ha u tago Muse iyo Kulmiye.

Waxa aan Guddoomiye, Adiga iyo Xisbiga Waddani u rajaynayaa Guul iyo Sharaf.

BASAASIINTU HA DHACAAN

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews