berberatoday.com
“Shacbiwaynaha Reer Saaxil Dabed Iyo Gudaba Waxaan Kula Talinayaa Inay Isgarab Taagaan MAYER Cabdishakuur Cidin Oo Shaqadaynu Udooranay Kasoo Baxay Far Qudhi Fool Madhaqdo”Axmed Nuur Jaamac Aadan
March 8, 2020 - Written by Berbera Today

Waxaan ku Hanbalyeeynayaa Gudoomiye Cabdishakuur cidin Horumarka Baaxada Leh Ee Kawado Degmada Berbera Waxaa Indhahayga Soo jiitay Barandayaashii iyo Sandaqadii Guryaha Ka Hor Dhisnaa Oo Foolxumo Badan Ku Hayey Bilicda Magaalada Markii La Dumiyey Guryahii ayeey Dub U Galeen Dadkii Waxaa La Dhisay Guryo Badanoo Dunsanaa Waxa kiro Helay Boqolaal Guri Oo Bilàa Kiro Ahaa Bilicdii Magaaladanu Way Soo Baxday Sidoo Kale Waxaan aad ugu Farxay Wadooyinka Laamiga Casriga Ee Magaalidii Kuwareegsan Gaar Ahaan Laamiga Xudhuunka Ilaa Badda Xaafadaasoo Waddo Xumo Dhibaato Ku Haysay Waliba Xili Roobaadka Waxaanan Marnaba Hilmaamayn Dhiraynta Baaxada Leh Iyo Berbera Cagaaran Taasoy Suura Galisay Xoolahii Magaalada Laga Saaray Waxa Ayaduna Mihiimadadeeda Leh Sida Reer SAAXIL U Dhisteen Magaalada Ayadoo Afarta Koone Magaalada Dhisnayaal Cusubi Ka Socdaan Gun iyo Gunaanad Waxaan Reer SAAXIL Kula Dardaarmayaa inay La Shaqeeyaan MAYER Abdishakur Cidin Guul iyo Gobonimo Dadkaygiyo Dalkaygaw

 

By Gud Ahmed nuur jama Ku xidhnow #Bahda Dareenka Shacabka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews