berberatoday.com
Wasiiro Iyo Xildhibaano Katirsan Golayaasha Qaranka Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Caleema Saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale
March 12, 2020 - Written by Berbera Today

Sool(Berberatoday.com)-Wasiirro iyo Xildhibaanno Somaliland ah ayaa ka qeyb-galay munaasibad maanta ka dhacay deegaanka Dharkeyn-geenyo ee gobolka Sool, halkaas oo lagu caano shubay Isin cusub oo kamid noqon doona Madax dhaqameedka Gobolada Sool Iyo Buuhoodle Waana Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale.

Waaxana Kamid Wasiirada Caleema Saarkaas ka qeyb galay wasiirka wasaarada warfaafinta Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyio Gureyaynta iyo Xildhibaano ka kala tirsan Golayaasha wakiilada iyo Guurtida Somaliland.

dhinaca kale Wasiirro iyo Xildhibaanno Puntland ah oo shalay Garowe uga soo xadhko xidhay ka qeyb galka caleema saarkaas ayaa dhexda ka noqday markii ay ka war heleen in ciidamo iyo mas’uuliyiin Somaliland ka qeyb galayaan caana shubka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buiraale.

Haseyeeshee madaxda-dhaqameed isaga kala yimi deegaannada Soomaalida oo ay ku jiraan kuwa Puntland ayaa ka qeyb-galay caleema-saarka.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews