berberatoday.com
“Muqdishooy Sidi-sididaada Mooyee Dhul U Dhacaaga Hubso Ayaan Leeyahay”Siyaasi Cali Guray. “
March 23, 2020 - Written by Berbera Today

“Go’aanka Kasoo Yeedhay Maamulka Cigaal International Airport Wuxu Noqonayaa Jawaabtii Ku Haboonayd  Muqdisho” Siyaasi Cali Guray.

SIDISIDIDAADA MOOYEE DHUL U DHACAAGA HUBSO;

Waxa la yidhi “dacawadu hadii ay xareediso oo aan tu kale la xareedin way hoodhaa dhogorta ayaana ka daadata oo way muruxdaa. Dawladda Muqdisho ayaa taasi ku dhacday markii ay isku dayday xidhitaanka Madaarka Cigaal ee Hargeysa oo ay ogtahay cid walibana ogtahay in maamulkiisa aanay iyadu gacanta ku haynin ee dawladda Somaliland ay masuul ka tahay dayuuradaha ka duulaya iyo kuwa ka soo degaya. Dawladda Muqdisho may ahayn in ay siyaasadayso xanuunka halista ah ee COVID-19 oo ay isku daydo inay uga faaiidaysato dano kale oo aan ahayn in la iska kaashado ka-hortagga faafista xanuunkaadi dilaaga ah oo runtii iyadu noqon karaysay tallaabo loo baahan yahay maadaama ay labada waddan ay xad wadaagaan dadkooduna uu yahay mid keliya (soomaali). Taasi waa marka loo jeedo danta dadka soomaaliyeed.

Markaa go’aanka ka soo yeedhay maamulka Cigaal International Airport maanta wuxu noqonayaa jawaabtii ku haboonayd. Ethiopian Airline oo iyadu danteeda ilaashanaysa ayaa ku gacansaydhay oo aan dheg jalaq u siinin amarkii Muqdisho waxanay u hogaansatay jawaabtii ogolaanshaha ee Somaliland. Markaa Muqdishoy sidisididaada mooyee dhul u dhacaaga hubso ayaan leeyahay.

Siyaasi cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews