Raysal-wasaaraha Ingiriiska Aabihii Oo Baasaboor Ka Codsaday Dalka Faransiiska, Iyo Sababta!
March 25, 2020 - Written by Berbera Today
Wargeyska ‘The independent’ eek a soo baxa dalka Ingiriiska ayaa gabadh ay walaalo yihiin raysalwasaaraha Ingiriiska ka soo xigatay in aabahood Stanley Johnson uu sannadkii hore bilaabay hawsha codsi uu dalka Faransiiska kaga dalbanayo in la siiyo baasaboorka dalkaas, isaga oo ku sababeeyey in uu doonayo in aanu goynin xidhiidhka ka dhexeeya midowga Yurub.