Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya!
March 31, 2020 - Written by Berbera Today
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Shaaciyay In Madax-dhaqameedka Jsl Ka Qayb Qaadan Doonaan Wada-hadalada Somaliya Iyo Somaliland,Jawaabna Siiyay dadka ku eedeeyay in ay siyaasada ku milmeen,
HARGAYSA(W,N)- Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay arimo door oo la xidhiidha xaalada dalka iyo doorka madaxdhaqameedka ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya.
Sidoo kale suldaan xasan ayaa jawaab ka bixiyay siyaasi siyiinta madaxdhaqanka ku eedeeyay in ay ku milmeen siyaasada.