berberatoday.com
Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Laba Qof Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus
April 1, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ka hadlay laba kiis oo cudurka Covid 19 oo laga shalay laga helay gudaha Somaliland.

Guddoomiye Cirro ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu shacabka reer Soomaalilaan si weyn ugu adkaynayaa kuna dardaarayaa in ay si buuxda ugu hoggaansamaan tilmaamaha, tallooyinka iyo awaamiirta Guddida Qaran ee ka hortagga cudurka COVID-19.

Guddoomiye Cirro ayaa yidhi “Shacabka reer Soomaalilaan waxa aan si weyn ugu adkaynayaa kuna dardaarayaa in ay si buuxda ugu hoggaansamaan dhammaan tilmaamaha, talooyinka iyo awaamiirta Guddida Qaran ee ka hortagga cudurka COVID-19, maadaama safmareenka cudurka koroona labadii xaaladood ee ugu horteeyey laga helay dalkeena Soomaalilaan.

Allow naga nabadgeli. Aamiin”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews