berberatoday.com
Boqortooyada Biixiland: Qore:-Sharmaarke Abdi Laki Qaloonbi
May 8, 2020 - Written by Berbera Today

Boqortooyada Biixiland:
Qore:-Sharmaarke Abdi Laki Qaloonbi

Masuuliyiinta Reer Samatar Ee Muuse u Wakiishay Haayadaha kala duwan ee Dawladda si ay ugu soo waraman

1. Ahmed Mohamed Carab- Maamula Kuxigeenka Madaarka Ahna madaxa Nabadgalayada- Reer Samatar
2. Ridwaan Faarax – Agaasimaha duulimaadyada Madaarka Hargeisa-Reer Samatar
3. Ibraahim – Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Madaarka Egal International Airport-Reer Samatar

4. Ismail- maamule ku xigeenka Cashuuraha Ee Madaarka Egal International Airport Ka-Reer Samatar

5. Abdirahman Yaasiin- Safiir ku xigeenka Belgiumka Iyo Holland-Reer Samatar

6. Iid Muuse Muhumed Haji farah – Agaasimaha machadka tobabarka shaqaalaha dawladaha hoose- Reer Samatar

7. Abdirahman Abdi Hassan- Wakiilka Ganacsiga ee Safaarada Addis Ababa-Reer Samatar
8. Ahmed Ciise Abdi dheeg – Safiir ku xigeenka saffarada Sucuudi Arabaya, -Reer Samatar

9. Dr Abdi Abdilahi National malaria program ee wasaarada Caafimaadka-Reer Samatar

10. Dr abdirahman geel National HIV program. Ee wasaaradda horumarinta caafimaadka-Reer Samatar

11. Siciid Nuux, National Drug Authority-Reer Samatar

12. Dr. Raabi- Lataliyaha Wasiirka -Reer Samatar

13. Maxamed dahir khayre, Lataliyaha wasiirka ahna waaxda HIV/AIDS -Reer Samatar

14. Maxamuud Xoore – Agaasimaha Xisaabaadka ee Wakaalda biyaha Hargeisa, -Reer Samatar

15. Eng Khalif, Maareeyihii hore ee wakaalda ahna Madaxa mashruuca SDF ee wakaalada biyaha-Reer Samatar

16. Abdiraxman Abdi Abdillahi (Shiine) – Agaasimaha Shaqaalaha Ee wakaalada biyaha Hargeisa-Reer Samatar

17. Xamda Yousuf Adan Agaasimaha Maamulka Iyo lacagta ee Wasaarada Qoyska -Reer Samatar

18. Eid sh. Muhumed Sagal- Agaasimaha waaxda qorshaynta wasaaradda qoyska-Reer Samatar

19. Maxamed Cismaan Dube- Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee wasaarada Horumarinta Beraha -Reer Samatar

20. Sucaad SH. AXMED CISMAAN- Agaasimaha Waaxda Maamulka & Lacagta-Reer Samatar

21. Ahmed cumer quule- Guddoomiyaha Kuuliyada tobabarka Macalimiinta Somaliland- Reer Samatar

22. AbdiAsiis Dheeg- Agaasime ku xigeenka Miisaaniyada Wasaarada Maaliyada-Reer Samatar

23. Abdiwahaab Ali Muhumed-Garaad- Agaasimaha Waaxda GPLG ga ee wasaarada Maaliyada- Reer Samatar

24. Ismail Mohamed Ahmed- Lataliyaha haayada barakacayaasha Somaliland-Reer Samatar

Waxa aaynu kusoo afmerayna hees aay wadda qaadi jireen Axmed Cali Ciqaal iyo Baxsan Xaaji Cali ee odhan jirteey haddii deeq ilaah ku siiyo”,

Haddii deeq illaah ku siiyo
Haddad darajiyo xil qaado
Daruuraha hadduu geeyo
Dushuu kaa eegayaaye
Ducaa la yaboohsadaye
Kibirka waa lagu duma
Nimcaduu ka daadiyaye
Dooratoo miyad ilawdey

 

Halkan Hoose Click Garee Pageka Aanu Qoraalka Kasoo Xiganay Ee Facebooka

 

 

 

https://www.facebook.com/sharmaarke.cabdi.7731?__tn__=%2CdK-R-R&eid=ARCT7wCC44cBDfu3Ikink7r-7UxY6NDxAgENyDkcfpvFcERT2x20EqnE4BH9EXCgktT0x_3CAgTfCzUr&fref=mentions

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews