Somaliland : ” Ma Jiro Maanta Wax Kiisas Cusub Oo Covid 19 Ah “Agaasimaha Guud Ee wasaarada Caafimaadka Maxamed Cabdi Xergeeye
May 21, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa maanta shaacisay in aaney helin 24 sacadood ee ugu danbeeyey wax kiisas cusub ah oo xanuunka Covid 19
Maalintii shalay aheyd-na Somaliland waxay diwaangalisay 2 qof oo kaliya , waxaana aad moodaa in kiisaska xanuunka Covid 19 ee Somaliland uu hoos u soo dhacaayo
Berberatoday.com