“Guddida Ka Hortaga Cudurka COVID 19 Ha Caddayso Halka Ay Ku Baxayaan Lacagihii Iyo Deeqihii Lasoo Gaadhsiiyey, Yaan Guryo Laga Dhisan”Xisbiga Waddani.
May 22, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee heer qaran ugu baaqay in aycadeeyaan halka ay ku baxdo lacagihii iyo deeqihii soo gaadhay gudida